Shir Magaalada Muqdisho uga furmay dowlada Somalia iyo SDRF (Daawo Sawirro)

Waxaa ka furmay Magaalada Muqdisho, Shir u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka SDRF, kaasoo looga hadlayo mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya. Shirkan oo uu Guddoominayay Ra’isul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed {Qadar}, ayaa waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada, wakiillo ka socday Dowlad Goboleedyada , Gobolka Banaadir … Continue reading Shir Magaalada Muqdisho uga furmay dowlada Somalia iyo SDRF (Daawo Sawirro)